CILMIGA XISAABTA
KUSOO DHOWOW WEBSITE-KA CILMIGA XISAABTA
Asc wll web-kan waa website-ka cilmiga xisaabta waana madal waxbarashado waxaan ku soo gudbin doonnaa barashada maadooyinka hoos ku xusan.
1) xisaab (dugsiga dhexe iyo kan sare)
2) masaloyinka xisaabta
3) physics-ka (dugsiga sare)
4) Exam-yada ay qaado WWHTS oo ka kooban maadooyinka ( MPH IYO BIOCH)
5) Suu,aalo Aqoon guud ah oo isugu jiro Diini iyo Maadiba.
6) waxa aad nasoo weydiin kartaan su,aal walba ee la xiriirta inta aan kor kusoo xusnay
F.G Dhammaan koorsooyinka aan bixinno 100% waa free waxan ugu tala galnay inta yar aynu joogno daartaan in aynu u faa,ideyno jiilka inaga yar ee soo koraya.