Cilmiga Xisaabta
Walal Kusoo Dhowow Boggeenna Cilmiga Xisaabta iyo Waxbarasho Free Ah
Asc Halkani waa madal waxbarashado Oo free ah.
Waxad kugu diyarsan
1) xisaab (dugsiga dhexe iyo Dugsiga sare)
2) masaloyinka xisaabta
3) physics-ka (dugsiga sare)
4) Exam-yada ay qaado WWHTS oo ka kooban maadooyinka ( MPH IYO BIOCH) Iyo fasalka 8aad
5) Suu,aalo Aqoon guud ah oo isugu jiro Diini iyo Maadiba.)
FG: waxa aad nasoo weydiin kartaan su,aal walba ee la xiriirta inta aan kor kusoo xusnay