Advisor
Intaad nooshahay isku dey inaad wax waxtar leh aad sameysid.
Marnaba Ha u ogolaanin hal dhibato iney ka hor istaagto hadafkaaga kafa'ideyso qibradahaga oo meel cusub kabilow✊.
Dadka sideey kuu arkaan wax muhiim ah malahan laakiin muhiimada waxey tahay inaad dantaada ka raacdid.