Ku soo dhawow barnaamijo aad ku farxi doonto ee dhammaan qeybaha nolosha kaa saacidi doona
Nolol Degan
Waxaan website-kan ku soo gudbin doonaa dhammaan wax anfacaya bulshada haday noqon laheyd xaga diineedba iyo maadiyadeedba taa oo aan kaa saacidi doona Aduunkaaga iyo Aakhiradaadaba sidoo kale waxaan ka hagaajin doonaa bulshada xaga dhaqaale,caafimaad,waxbarasho,siyaasad iyo akhlaaqiyaadka kale.